Deg Deg: NISA oo gacanta ku dhigtay Dhagar qabe ka tirsanaa Daacish

0
489

Ciidamada amaanka ee Nisa ayaa gacanta ku dhigay Xubin sare oo ka tirsanaa kooxda argagaxisada Daacish.

War kooban oo kasoo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in qabashada Dhagar qabahan ka tirsan Daacish ay dhantaaleyso marinada dhaqaale ee ISIS maadaama uu u qaabilsanaa kala gudbinta Dhaqaalaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here