Wasaarada arimaha gudaha Jubbaland oo daahfurtay Barnaamijka wada tashiga dib u heshiisiinta hanaanka qaran

0
417

Wasaradda Arimaha Gudaha Jubbaland ayaa Magalada Kismaayo ka  daahfurtay  shir looga hadlaayey  DIyaarinta Dib u Heshiinta Hanaanka Qaran.

Barnaamij socon-doonna Mudo labo bari ah waxaa ka qeyb galaya uruurada Bulshada iyo Laamaha dowladda Kuwaasi oo diyaarin donna Tubta loomarayo Dib u heshiinta ayaa ah in Bulshada laweydiiyo Habka ogu haboon ee dib u heshisiinta lagu Gaarsiinkaro Soomaliya oo dhan.

Dhamaan dadka ka qeybgalaya Barnaamijka ka dib u heshiisiinta ayaa la diiwangalindoonna aragtidda ay ka dhibtaan shirkaan .

Qaar ka midda dadkii ka soo qayb-galay Shirkii looga hadlaayey diyaarinta hanaanka dib u heshiisinta ayaa ka dhiibtay aragtidooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here