Xassan Sheikh Maxamuud oo kulan la qaatay Golaha Wasiirada Jubbaland

0
515

Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kullan is xogwareysi ah la qaatay Gollaha Wasiiradda Jubbaland iyo Gollaha Shacabka Jubbaland.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ku Dheeraday ka hadalka iyo sharaxaada muhiimada fedraalka ee Soomaaliya iyo sidoo kale midnimada masiirka umadda Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here