Madaxweyne Trump oo sheegay in CIA-da Mareekanka aysan eedeyn u jeedin Dhaxa sugaha Sacuudiga

0
642

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu sheegay in CIA-du aanay ku eedayn Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga Maxamed bin Salmaan inuu amray dilka weriye Jamaal Khaashuqji.

Khaashuqji ayaa waxaa qunsuliyadda uu Sucuudiga ku leeyahay Istanbul lagu dilay 2-dii bishii Oktoobar.

Saraakiisha Mareykanka ayaa waxa ay warbaahinta dalkaasi u sheegeen in howlgalka noocaas ah la fuliyo uu u baahnaa in amiirku uu ansixiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here