Dowlada Mexico oo masaafurinaysa muhaajiriin xadka Maraykanka u talaabi raba

0
539

Mexico ayaa sheegtay in ay tarxiili doonto ku dhawaad 500 oo qof oo muhaajiriin ah kuwaasi oo isku deyay inay xog uga gudban xadka dalkaasi u la wadaago Maraykanka. War qoraal ah oo ka soo baxay sida wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaasi ataa sidoo kale lagu sheegaya in dadka muhaajiriinta ay isku deyayeen in xadka uga talaabaan si sharci darro ah oo rabshadaysan.

Muqaal fiidiyoow ah oo laga soo duubay ayaa muujinaya tiro dad ah oo ay kamid yihiin dumar iyo caruur oo kusii ordaya xeyndaabka xadka labada dal ee u dhaw magaalada Tijuana.

Cidammada ilaalada xadka ee Mareykanka ayaa muhaajiriinta uu adeegsaday suntan dadka ka ilmeeysiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here