Ambassador Francisco Madeira oo si diiran loogu soo dhaweeyay maanta Baydhabo

0
441

Wafdi uu horkacayo Wakiilka Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.

waxaana wafdigan Garoonka Diyaaradaha uga hortagay qaar ka mid ah mas,uuliyiinta Koonfurgalbeed.

Mudada uu wakiilka joogo magaalada Baydhabo ayaa waxay ka wada hadli doonaan sida ugu wanaagsan ee ay doorashada uga qabsoomi lahayd Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliyaa oo dhawaan la filayo in ay halkaasi ka qabsoonto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here