Kullan loo qabtay Iskaashatooyinka Beeraha ee Jubbaland

0
443

Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay   wasaaradda beeraha iyo waraabka jubbaland  oo loo qabtay  iskaashatooyinka beeraha,   ardayda dhigta cilmiga beeraha iyo gancasatada iibiya suntan beeraha looga ilaaliyo cayayaanka ayaa ka qayb galay kulanka oo diiradda lagu saaray tayeynta wax soo saarka beeraha.

maanta ayaa loo xiray shirkaan oo socday muddo saddex casho ah laguna qabtay magaalada kismaayo.

wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland  Mahad Muxiyadiin ayaa sheegay in kullankaani muhiimad gaar ah uu u leeyahay beeraleeyada Jubbaland.

kullankani wuxuu ahaa kullan wadatashi ah waxaan rajeynayaa in wax badan laga faa’iidi doono soo saari bacriminta carada lagu beero dalagyada.’’

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here