Madaxweyne Recep Tayyip oo ka codsaday Sacuudiga in uu gacanta u soo geliyo ragi ka danbeeyay Dilkii AUN Jamaal

0
595

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Dowlada Sacuudiga ka codsaday in ay gacanta u soo geliso ragii ka danbeeyay dilkii allaha u naxariistee Wariye Jamaal Khashuqji.

Madaxweyne Recep oo ka hadlayay Shirka dalalka Hormay ee la isku dhaho G20 ayaa sheegay in aan looga tala gelin in kullanka lagu soo hadal qaadin Dilkii Khashuqji balse uu soo hadal qaaday Ra,isul Wasaariha Canada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here