MSF oo soo afjartay qorshihii ay Muhaajiriinta badda uga badbaadin jirtay

0
483

Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa lagu qasbay in ay soo afjarto qorshihii ay ku badbaadin jirtay dadka ku tahriibada badda Mediterranean-ka.

Hay’adda ayaa dadka badda ku le’anaya ku badbaadin jirtay markabkeeda Aquarius.

Hay’addan ayaa go’aankeedan ku sababaysay “weerarro uga yimid dalal reeb Yurub oo ku haysta dadka ay badbaadiso”

Markabka hay’addan oo la dhoho Aquarius ayaa ku xayiran magaalada Marseille ee dalka Faransiiska tan iyo markii lagala laabtay diiwaan galintii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here