Masar ooheshay qabri ka mid ah Tariikhdii hore ee dalka Masar

0
586


Dowlada masar ayaa sheegtay in ay heshay mid ka mdi ah taarikhiihii hore ee faracinadii reer masar xiliyadii hore .

Qabrigan ayaa ah faaracinadii  5- aad xilligi ay ka talinayay dhulka Reer masar

Waziirka hidaha iyo dhaqanka  masar khaalid alcanaani ayaa sheegay in qabrigan taariikhiga ah uu wali xaladiisa wanaagsan tahay ninka la helay qabrigiisa yaa waxa kula jira hooyadiisa iyo walaalihiis .

Baaritaanka lagu soo helay mid ka mid ah taariikhihii hore ee masar caanka ku aheyd  ayaa noqonaaya in ka caawiso masar dhanka dalxiiska

Dowladda aya u qorsheeysay hal miyaaly iyo 300 in lagu naqshadeeyo sideeed meel oo ka mid ah goobaha dalxiiska asaarta  ee dalka masar ku yaala 

Masar ayaa caan ku ah ahraamta waa weyn ee faracinadii hore  dhisteen  taa illa manta taagan   malaayiin qof oo dunida dacaladeeda kala imaatay  ayaa sanad walba u dlaxiis tagat si ay u soo arkaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here