Odayaasha Koonfur Galbeed Ku baaqay in dib loo dhigo doorashaddaKonfurgalbeed

0
378


Iyadoo loo balansan yahay in 19-ka bishan magaalada Baydhabo lagu qabto doorashada madaxweynaha Dowllad Goboleedka  Koonfur Galbeed, ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo guddigga doorashada oo laga dalbanayo in ay dib u dhigaan waqtiga doorashada inta xaalladda  magaalada Baydhabo laga dajinayo.

Xaaladda magaalada Baydhabo oo maalamahan  kacsaneyd kadib markii dowladda Federaalka ay xabsiga dhigtay Mukhtaar Robow oo ka mid ah musharixiinta doorashada.

 odhayaasha dhaqanaka waxaa ay sidoo kale shegeen jawiga hadda uusan aheyn mid sahlaya in doorasho la qabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here