Hindiya oo cirbixiyeeno u dirtay hawada sare

0
381

Dowladda Hindiya ayaa hawada sare u dirtay  Cirbixiyeeno  ay u adeegsatay gantaalada qaada dayax gacmeeedka .

Cirbixiyeenada ayaa ka kooban Sedex Qof waxayna ku maqnaanayaan hawada sare Muddo hal Isbuuc ah.

Dowladda Hindiya ayaa Barnaamijkeeda  kor u qaadista Tiknoolajiyadda ku bixinaysa lacag dhan 1.4 Malyan oo doollarka Mareykanka ah.

Hindiya ayaa isku dayaysa in ay cirbixiyeenno badan u dirto hawada sare si horumar wayn uga samayso barnaamijkeeda Teknoolijiyadda ,waxeyna Hindiya ka mid tahay dowladaha ugu horreeya dhanka Teknoolijiyadda casriga ah.

2020 ayay mar kale qorsheynaysaa in ay cirbixiyeenno kale u dirto hawada sare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here