Maamulka Baladxaawo oo Shahaadooyin guddoonsiiyay Ardey baratay Caafimaadka

0
378

Ku dhawaad   50 Arday oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho ayaa ka qalin jabiyay Machadka  Ramadaan ee Baladxaawo ee gobolka Gedo kuwaa oo muddo hal sano ah baranayay Cilmiga Caafimaadka gaar ahaan qaybta gar-gaarka deg degga ah.

Munaasabadda waxaa ka soo qayb galay Maamulka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo sidoo kale Waalidiinta ay Carruurtooda.

Qaar ka mid ah dadkii kasoo qayb galay Munaasabadda qalin jabinta ah oo ah dufcadii 19 aad  ayaa Ardayda ku bogaadiyay sidii ay u sii wadi lahaayeen dhamaystirka waxbarashadadooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here