Faransiiska oo soo saaray qaanuun lagu ceqaabayo bannaan-baxayaasha

0
494
A protestor waves a French flag during a demonstration of yellow vests (gilets jaunes) against rising costs of living they blame on high taxes in Toulouse, southern France, on December 8, 2018. - The "yellow vest" movement in France originally started as a protest about planned fuel hikes but has morphed into a mass protest against President's policies and top-down style of governing. (Photo by REMY GABALDA / AFP)

Baarlamaanka dalka Faransiiska aya meel mariyay qaanuunka qeexaya in la ciqaabo dadka dalkaasi ka wada banana-baxyada kharibaadda iyo fowdada.

Sidoo kale qaanuunka ayaa goobo gaar ah u diidaya in ay gabi ahaanba ka dhacaan wax banaan baxyo ah.

Xisbiga Jamhuuriga iyo kooxaha Dimuqradiinta ku mideysan iyo garabkii bidixda oo mucaaradka ah ayaa u codeeyay qaraarkan.

Qaraarkaan waxaa kasoo horjeestay qaybo ka mid ah xisbiyada mucaradka oo taageersan banaanbaxyada looga soo horjeedo nidaamka Madaxweyne Macron.

Dalka Faransiiska ayaa wali waxaa ka sii socda banaanbaxyada ay wadaan kooxaha xiran calaamadda cagaarka ah, kuwaas oo ka biyo diidan hannaanka nolosha ee dalka Faransiiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here