Ra’isul wasaare Dr Abiy Axmed oo booqdey xerada barakacayaasha Gedeo

0
592

Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa booqasho ku tagay markii ugu horeysay xerada barakacayaasha Gedeo ee deegaanka Shucuubta Koonfureed ka tirsan.

Abiy Axmed ayaa barakacayaasha ka dhagaystey cabashooyinka iyo baahiyaha gaar ah ee ka jira Xerada,waxa uuna balan qaadey in xukuumadiisa oo kaa shanaysa Ha`adaha Samafalka ay wax ka qaban doonaan baahiyaha taagan.

Intii uu hoggaanka dalka Itoobiya qabtay Ra’isul wasaare Dr Abiy Axmed bishi April 2018, wuxuu ku tallaabsaday tallaabbooyin aad loogu bogaadiyey oo dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba uu ka qabtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here