Muqdisho: Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ridday

0
387

Maxamed Cali Barrow iyo Canshuur Cismaan Abuukar ayaa Maanta Maxkamada Ciidamada waxa ay ku ridday Xukun dil toogasho ah, waxaana Maxkamada ay sheegtay in labaduba ay saarnaayeen markii la qabanayay Gaarigii ku qarxay agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon Maalintii uu dhacay qarixii Tiyaatarka.


Raggaan ayaa sidoo kale ka mid ahaa dadkii soo abaabuley weerarkii lagu qaaday Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho 9-kii Bishii November Sanadkii 2018-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here