Barcelona, Real Madrid iyo Juventus Oo Guul Wada Gaaray

0
546

Kooxda Real Madrid ayaa guul soo laabsho leh ka gartay Kooxda Eibar kaddib ciyaar ku idlaatay 2-1 oo ka tirsaneed horyaalka La LIga .

dhanka kale Kooxda Juventus oo guul soo laabsho leh ka gaartay Kooxda Ac Milan kaddib ciyaar ku dhamaatay 2-1 oo ka tirsaneed horyaalka dalka Italy .

sido kale Kooxda Barcelona ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Ateltico Madrid oo ku ciyaareysay 10-xidig iyaga oona ugu adkaaday 2-0 oo yimid waqtigii ugu dambeeyey ee ciyaarta .

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here