Maxamed Nuur oo ah Sarkaal Soomaali Mareykankana oo lagu helay danbiga dilkii uu geysatay

0
573

Koordabe oo shalay aheyd ayaa xeerbeegti dhageysaneysahay dacwada ka dhanka ah Maxamed Nuur oo Soomaali Mareykana horayna uga tirsanaa Ciidanka Booliiska Mareykanka ku cadeeyeen in uu galay danbiga dilka ah oo uu geystay Haweeney Cadaan ah.

Waxaa ay ogaamiyeen in uu galay labo kamid ah sedexdii danbi ee lagu soo oogay.

Maxamed Nuur ayaa ku eedeysnaa in uu si ula kac ah u dilay Haweeney  u dhalatay Wadanka Australia xilay ay u wacatay Ciidanka Booliska oo ay gargaar weysiisatay.

Xeer beegtida oo ahaa 12 ayaa dhamaantood isku raacay in Maxamed nuur fuliyey dil laga baaqsan karay.

Danbiyada lagu helay Maxamed Nuur ayaa waxaa uu ku muteysan karaa Xabsi u dhaxeeya 25 illaa 30 Sano Cod

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here