Doolow: ShirkaUrurada dhalinyarada Jubbaland oo maanta la soo gabagabaynayo

0
309

Shirka Ururada dhalinyarada deegaanada Jubbaland oo muddo Saddex Cisho ah ka soconayay degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa maanta lagu wada in la soo gabagabeeyo.

Shirkaan oo looga hadlayay qodobo badan ayaa Muddadii uu socday waxaa inta badan looga dooday sida loo mideyn karo dhalinyarada Jubbaland iyo xalinta cilladaha ku xeeran midnimadooda.

Wasaaradda Dhlinyarada iyo Ciyaaraha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ku daadaalaysa xoojinta xiriirka dhalinyarada Jubbaland.

Warmurtiyeed ku saabsan waxyaabihii la isku afgartay ayaa dhawaan laga soo saari doona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here