Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn uu ka geystay Puntland

0
386

War uu soo saaray taliska ciidamada Maraykanka ee qaarrada Africa (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey deegaano ka tirsan Gobolka Bari ee dowlad goboleedka Puntland.

Warkan ayaa lagu sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya Saaxiibadooda Soomaaliya ay 27- Bishaan July duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen Buuraha Golis ,isla markaana ay la beegsadeen xubno ka tirsan Daacish-ta Soomaaliya.

Weerarkaas ayaa Mareykanka waxa uu sheegay inay ku dileen hal xubin oo ka tirsanaa Daacish, islamarkaana sidoo kale ay baaritaan ku sameyn doonaan hadii dad rayid ah ay wax ku noqdeen duqeyntaas.

Qoraalka Africom :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here