Deg Deg: Doorashada Madaxtinimada Jubbaland oo goordhow bilaabanaysa

0
420

Saacadaha nagu soo aadan waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Dowlad Goboleedka Jubbaland ka dhacaysa doorashada Madaxweynanimo ee 2019-ka taas oo ay ku loolamayaan Afar Musharax.

Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynanimo ayaa kala ah

Axmed Maxamed Islaam
Canab Maxamed Daahir
Maxamed Cumar Geedi
Maxamuud Maxamed Cumar

Guud ahaan Ammaanka magaalada ayaad loo adkeeyay gaar ahaan hoolka ay ka dhacayso doorashada waxaana haatan socota diyaargarowga ku aadan qabsoomidda doorashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here