Jidadka ugu muhiimsan ee magaalada Muqdisho oo saaka xiran

0
502

Waxaa saaka xiran waddooyinka qaar ee magaalada Muqdisho iyada oo la arkayo ciidamo ka tirsan Dowladda oo sameynaya baaritaano ka duwan kuwii hore.

Boqolaal shacab ah ayaa la arkayaa iyaga oo lugaynaya jidadka halbowlaha u ah caasimadda halka meelaha qaarkoodna loo diidanyahahay in ay maraan.

Isgoyska Jubba,Ceel-gaabta iyo jidad kale oo muhiim u ahaa isu socodka dadweynaha ayaa maanta xiran ilaa iyo haddana lama oga sababta ka dambeysa in la xiro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here