Taliska Booliska oo War Ka Soo Saaray Weerarkii Hotel SYL

0
466

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa war saxaafadeed ka soo saaray weerarkii xalay fiidkii lagu qaaday Hotelka SYL ee ku dhow Xarunta Madaxyooyada, halkaasoo rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay qaab lug ah ku galeen.

Halkan ka akhriso war saxaafadeedka oo dhamays tiran:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here