Jabuuti oo xaqiijisay dhimashadii ugu horreeyay ee cudurka Coronavirus

0
245

Jabuuti waxa ay xaqiijisay  geeridii ugu horreysay ee coronavirus, Sidda lagu shaaciyay Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka dalka Jabuuti.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in hadda Corona uu sameeyay ​​140 qof , islamarkaana ay ka bogsadeen 28 qof.

Wasaarada ayaa dadweynaha ugu baaqday in ay qaataan talooyinka Wasaaradda Caafimaadka.

Dadka ugu badan ee Corona uu sameeyay dalka Jabuuti ayaa ka yimid meelo ka baxsan dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here