Tirada xanuunnada Coronavirus ee dalalka Bariga Afrika

0
381

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay Kiisas dhan 336 guud ahaan dalka Kenya , dhimashadu waa 14 ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 94 ruux.

Dalka Jabuuti 999 ruux ayaa la xaqiijiyay in guud ahaan uu ku dhacay, waxaa dhintay labo ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 330.

Itoobiya 117 ruux ayaa la xaqiijiyay guud ahaan dalka Itoobiya, dhimashadu waa Saddex ruux waxaa ka bogsaday 25 ruux.

  • Somalia – 328
  • South Sudan – 5
  • Sudan – 174
  • Djibouti – 999
  • Eritrea – 39
  • Kenya – 330
  • Uganda – 74
  • Ethiopia – 117

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here