Wasarada qorshaynta Jubbaland oo aalada fogaan araga ee internetka uga qaygashay shir caalami ah

0
349

Agaasimaha Wasaaradda Qorshenta iyo Xiriirka Caalamiga ah Ee Jubbaland ayaa ka Qeeb Galay Shirka Looga Hadlaaye Mashruuca Siyaasada Loo Dhan Yahay kaas oo ay ka Qeeb Galeen Dhamaan Wasaaraddaha Dowlad Goboledyada Xubnaha ka Ah Dowlada Dhexe Ee Dalka.

Shirka Siyaasada Loo Dhan yahay oo ay Shir Gudoomineyse Wasaaradda Qorshenta Soomaliya oo ku Qabsoomay Qaab Online ah ayaa Waxaa ka Qeb Galay Hay Aadaha Taageero Soomaliya Wasaaraddaha Qorsheenta Dowlad Goboledyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir iyadoona inta Badan Diirada Lagu Saaray Sidii Wada Jir Wax Muudo loogu Qaban Lahaa,

Masuuliyiinta Dowlad Goboledyada Puntland Galmudug Hirshabeede Koonfur Galbeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Aragtiyo kala Duwan ka dhiibtay Mashruucaan Siyaasada Loo Dhan Yahay Sidii Lagu Hormarin Lahaaa

Agaasimaha Wasaaradda Qorshenta iyo Xiriirka Caalamiga ah Ee Jubbaland Cabdi Waaxid Maxamed Dhaqane ayaa Markii uu idlaaday Shirka Jubbaland Tv oga Warbixiyay Shirka iyo Waxa Looga Hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here