Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka iyo Mahdi Guulleed oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe.

0
106

Xassan Cali Kheyre Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka kana mid ahaa madaxdii ka qeyb-gashay madasha madashii Aragti -Wadaag ay qabatay Heritage ayaa xalay kulan la qaatay ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guulleed Khadar oo ay soo wadashaqeeyeen.

Kheyre iyo Guuleed oo waayadii ugu danbeeyay ku kala maqnaa siyaasaddeed oo midba uu daraf ka istaaggay, ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah gaar ahaan marxalada doorasho ee uu dalku galay iyo arrimo kale oo la xiriira siyaasadda dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here