Nooca cusub ee Virus-ka COVID-19 oo dunida kusii faafaya.

0
85

Waddanka Britain ayaa waxaa lagu soo waramayaa in Nooca cusub ee Virus-ka Corona ee dabayaaqadii sanadkii 2020-kii lagu arkay dalkaasi uu si xawli ah ugu sii fidaya dunida.

dalalka ku yaalla qaaradda Yurub ayaa dedaal xoogan ugu jira sidii ay uga hortagi lahaayeen faafitaanka noocan cusub ee Virus-ka, iyadoo muddo sanad ah lala tacaalayay COVID-19.

waddanka Norway ayaa lagu soo rogay xayiraado adag oo si gaar ah u samaynaya magaalada Oslo ee caasiamdda ah iyo sagaal degmo oo kale kadib markii ay dhawr qof ugu dhinteen xanuunka, in ka badan 20 qofna uu soo ritay noocan cusub ee Virus-ka.

Sweden iyo Finland ayaa iyaguna xuduudahooda adkeeyay, islamarkaana soo rogay sharciyo cusub oo dhinaca guryaha ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here