Donald Trump Oo Ka Badbaaday Dacwad Lagu Soo Oogay

0
166

Wakiilada Aqalka sare ee Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa in shan maalmood kaddib ay soo gaba gabeeyeen dacwaddii madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ee uu waday. Sida horayba loo saadaalinayey, go’aanka ugu dambeeya wuxuu noqday inuu wax lug ah ku laheen weerarkii bishii hore lagu qaaday aqalka Koongreska Mareykanka.

Inta la xusuusto sooyaalka waddanka Mareykanka waxaa horay uga dhacay afar iskuday oo xil ka qaadis madaxweyne ah, balse dacwadda Trump ayaa noqoneysa tii ugu dambeysay.

Trump ayaa intii ay socotay arrinkaan ku yeelan doonta doontaa saameyn weyn.

Madaxweynihii hore ee Trump ayaa markale ka guuleystay xisbiga dumuqraadiga dacwaddii ay la damacsanaayeen, kaddib markii ay si weyn u garab istaageen xubnaha xisbigiisa Jamhuurigga.

Codkii kama dambeysta ee amuurtan uu aqalka sare uu u qaadayna waxay ku dhammaatay diidmo aqlabiyad oo ah 57/43 iyada oo dacawadda si ay u meel marto loo baahnaa cod aqlabiyad oo seddex meelood meel ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here