Isu-taga Afrika oo xal u raadinaya xiisadda biyo-xireenka Itoobiya

0
143

Flex Tshisekedi Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Congo, ahna Guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa booqasho ku tagay magaalada Qaahira ee xarunta waddanka Masar, halkaas oo uu kula kulmay madaxwayne Abdel Fattah el-sisi.

Socdaalka  madaxweyne Tshisekedi ayaa qayb ka ah dadaallada xal u raadinta xiisadda biya-xireenka Ethiopia.

Xiisaadda ka dhalatay biya-xireenka oo u dhaxeeysa dalalka, Itoobiya, Suudaan iyo Masar ayaa xoogeysatay blihii la soo dhaafay, waxaana Midowga Afrika ay haataan wadaan dadaalo nabadeed six al looga gaaro xiisadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here