Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka wada Magaaada london

0
325

Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble,ayaa magaalada London kulan muhiim kula qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Ingiriiska Mr.Dominic Raab

Labada mas’uul ayaa si gaar ah uga wada hadlay xoojinta xiriirka shaqo ee labada dal iyo sidii Soomaaliya looga caawin lahaa horumarka socda ee ay kamid tahay arrinta doorashada.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska Dominic Raab ayaa sheegay in xukuumadda dalkaasi ay ka go’an tahay fulinta taageerada nabadda iyo xasilloonida dalka Soomaaliya ee muddada-fog.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here