Dilalka iyo afduubka ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo kordhay

0
181

Waxaa maalmihii lasoo dhaafa sii kordhay dilalka iyo Afduubka loo geysanaayo ganacsatada Soomaaliyeed eek u sugan dalka Koonfur Afrika, waxaa wali la’ yahay qaar ka mid ah oo la aaminsan yihiin in ay afduubteen kooxo burcad ah.

Gaanacsade soomaali ah ayaa lagu afduubtay magaalada johannesburg , kaasoo lagu Magacaabo bukhaari cali daahir .

kooxda dableyda ee afduubka geeystay ayaa inta aysan ganacsadaha gacanta ku dhigin ku riday dhowr xabadood inkastoo aysan wax khasaara ah geysan

Lama ogo sababta ka dambeeysa afduubka ganacsadaha hasa ahaate waqtiyadii ugu dambeeyay afduubk wuxuu ahaa mid so laab laabtay

Booliska magalaada Johannesburg ayaa baaraya dhacdada, afduubka ee loo geystay ganacsadaha Soomaaliyeed .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here