Madaxwaynaha H/shabeelle oo Xilkii ka qaaday Agaasimihii Wasaarada Amniga Hirshabeelle

0
147

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Wasaarada Amniga Dowladda Hirshabeelle Cabdiraxmaan Cabdi Raage, waxaana xilkaas uu u Magacaabay Mukhtaar Maxamed Cabdulle.

Hoos ka akhriso Waregtada kasoo baxday Xafiiska Cali Guudlaawe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here