Ciidanka Booliska Soomaaliya oo toogtay dhagarqabe qof rayid ah ku dilay Muqdisho

0
183

Booliska Gobalka Banaadir ayaa toogasho ku dilay dhagarqabe ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab, kaasi oo qof rayid ah ku dilay Muqdisho.

Ciidamada Ammaanka ayaa isku gadaamay Guri uu isagoo baxsad ah galay dhagarqabaha Qofka Rayidka ah ku dilay Dharkeenleey, waxaana ciidanka booliska ay ku guuleysteen inay toogtaan dhagarqbaha.

Ciidamada Ammaanka ayaa sidoo kale howlgallo Nabadgelyada lagu xoojinayo ka sameeyay xaafadaha Degmada Dharkeynley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here