Labo Kursi oo ka mid ah golaha Shacabka oo maanta lagu dooran doono Dhuusamareeb

0
230

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay in maanta ay qaban doonaan doorashada labo kursi oo ay ku tartami doonaan Musharaxiinta doorashada Xildhibaanada golaha shacabka.

Labada Kursi mid ka mid ah waxaa hadda doonaya in uu qaato taliyaha KMG ah ee NISA oo maalmihii la soo dhaafay uu ka taagnaa buuq xooggan oo ka dhashay habka loo maamulay kursigaasi.

Kursiga labaad ayaa lagu waddaa in uu ku soo baxo Xuseen Iidow kaasoo ku fadhiyay afartii Sano ee lasoo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here