Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Dalka

0
245

Madaxweyne Ku-ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Raisul Wasaaraha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle ayaa ka wada hadlay xaaladaha guud ee Hirshabeelle sida arrimaha amniga, abaaraha, dhibaatooyinkiii ay geysteen fatahaadaha iyo doorashooyinka

Kulankaan waxaa si gaar ah looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo in Hirshabeelle ay ka bilaabato doorashada golaha shacabka oo si daahfuran u qabsoonta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here