Madaxwayneyaasha Jubbaland Jubbaland iy Puntland oo kulan la qaatay RW Rooble

0
253

Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa ka qeybgalay kulan uu ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble la qaatay madaxwaynayaasha Jubbaland iyo Puntland.

Kulanka waxaa looga wada hadlay qaban qaabada iyo qabsoomidda kulanka madasha wadatashiga Qaran ee dhawaan ka furmi doona Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here