Madaxweynaha Mareykanka oo la-taliye sare u magacaabay Xamse Warfaa oo Soomaali ah

0
419

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa la-taliyaha sare ee wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka u magacaabay Xamse Warfaa oo ah sarkaal sare oo Soomaali ah oo ka tirsan dowlad-goboleedka gobolka Minesota.

Madaxweyne Biden ayaa u magacabay Xamse la taliyaha sare ee wasaaradda Arrimaha Dibadda qaybta xuquuqul insaanka iyo demoqraadiyenta.

Xamse Warfaa ayaa qaxootinnimo ku tagay dalka Mareykanka isagoo da’ yar sannadihii 1990-meeyadii. Waxa uu horay u ahaa ku xigeenka madaxa waaxda shaqada iyo horumarinta dhaqaalaha ee gobolka Minnesota.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here