
Dekedda Garacad – Mashruuca ugu weyn ee Soomaali iskeed u samaysatay ayaa la furayaa maalinta Sabtida ah.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh, Wasiirka Dekedaha Gen.Ilkojiir, Madaxweynaha DDS iyo wufuud ka imanaysa Jabbuuti iyo Soomaalida Kenya ayaa lagu wadaa in ay ka qayb-gelaan furitaanka.