
Kullan uu shir gudominayey Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) oo ay weheliyaan Gudoomiyayaasha Lixda Xaafadood ee magalada Kismaayo iyo saraakiil ciidan ayaa looga hadlay sidii xafadaha magaalada iyo lamaha amaanka ay si wada jir ah ugu shaqayni lahaayen amniga guud ee magaalada Kismaayo.