
MAGACAABIDA LATALIYAHA MADAXWEYNAHA EE ARRIMAHA BULSHADA.
Xeer Madaxweyne Lr. XM/DG]S/018/2023, kuna saabsan magacaabid lataliyaha Madaxweynaha ee arrimaha bulshada.
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Jubbaland, Cutubkiisa 4aad Qodobka 72aad, Farqada (5aad) ee ku aadan awooda madaxweynaha, ee magacaabida xubnaha Golaha Fulinta Jubbaland.
Wuxuu Madaxweynaha Dowladda Jubbaland u magacaabay Marwo Saciido Maxamed Musciid latiyaha Madaxweynaha ee Arimaha bulshada.
Wuxuu Madaxweynuhu Alle uga baryayaa in u marwada la garab galo masuuliyadan culus ee loo igmaday.
Wareegtadani waxay dhaqan galaysaa marka Madaxweynuhu Sixiixo wuuna sixiixay.!
DHAMMAAD