Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedeeraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo kasoo talabixinaya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay Xukuumadu usoo gudbisay Golaha Shacabka.
Isku Xiraha Bulshada Soomaaliyeed