
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan labada gole ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo dadweyne kala duwan.
