Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, Csaba Kőrösi, ayaa si adag u cambaareysay weerarradii shalay lala beegsaday ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, saldhiggooda magaalada Buulo Mareer. Wuxuu tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay, sidoo kale shacabka iyo dowladaha Uganda iyo Soomaaliya. Sidoo kale waxa uu u rajeeyay caafimaad deg deg ah dadkii ku dhaawacmay. “Argagixisadu nooc kasta oo ay tahay iyo muuqaalkeeda waxay ka dhigan tahay khatar weyn oo ku wajahan nabadda iyo ammaanka caalamiga ah.” ayuu yiri Csaba Kőrös. Guddoomiyaha golaha loo dhanyahay ayaa ‘hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in cadaaladda la horkeeno kooxihii ka dambeeyay weeraradaasi.
Ismail Bashir Warsame
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El- Sheikh ee dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Jidda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulammo kala duwan la yeeshay Hoggaanka Rugta Ganacsiga...
Madaxweynaha haatan talada haya ee Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in natiijada wareeggii hore ee doorashada...
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay dib u furista xuduudka Dalkeennu uu la...
Turkiga ayaa u jiheystey doorasho ku celis ah kadib markii madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ninka ay...
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Maxamud Sayid Aadan, Wasiirka amniga XFS Dr Maxamed Doodishe, Wasiirka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Suudan, kuwaas...
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka Maraykanka ee...