LATEST ARTICLES

Ahmed Mohamed Islam sworn in as President by the Jubbaland State Supreme Court

0

The Chairman of Jubbaland State Supreme Court, Abdishakur Sheikh Mohamed has sworn in the elected President of Jubbaland state, Ahmed Mohamed Islam. Ahmed Mohamed Islam has garnered 55 votes in the just concluded Presidential elections in the Jubbaland State of Somalia. Feisal Mohamed Matan came second with 16 votes while Abubakar Abdi Hassan came third with 4 votes.

Jubaland Ministry of Interior issues statement on Gedo

0

The Jubbaland Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation has issued a press statement requesting all the community and the administration of Gedo region that Abdullahi Abdi Jama (Shimbir) who was the governor of Gedo region has been under investigation for quite sometime relating to an embezzlement of donations meant for flood affected population in Gedo region. The governor is...

Warbixin: Dhaqanka Soomaalida iyo dhallinyarada

0

Dadka Soomaaliyeed oo soddonkii sanadood ee ugu dambeeyey ku kala baahay qaaradaha dunida, qaarkoodna ay dalka gudihiisa ku baro kaceen, kadib markii dagaalo iyo abaaro ay ku soo noq-noqdeen deegaanadoodii ayaa la sheegayaa in dhaqankii dhallinyarada soo koraysaahi uu ku milmay dhaqamada kale ama ay waayeen cid ay hiigsadaan. Isbedelka xoogan ee la sheegayo inuu ku yimi dhaqanka soojireenka ahaa...

Maxaad kala socotaa Xuska Geela ee Soomaaliya ka dhacaya?

0

Qaramada Midoobey ayaa sannadkan 2024 u aqoonsatay Sannadka Bahda Geelasha Adduunka, kaas oo looga golleeyahay in sare loogu qaado ogaalka dadweynaha iyo dadka siyaasadda dajiya ee la xiriira kaalinta xayawaankani kaga jiro nolosha aadanaha. Malaayiin dad ah oo reer guuraa u badan kuna kala nool duinda dacalladeeda ayaa geela iyo duunyada kale ee ay bah-wadaagta yihiin sida, Ilama, alpaca,vicuna iyo...

Amorim Oo Jebiyay Heshiis Uu La Galay Kooxdiisii Hore Asagoo Ku Kacay Fal Aad U Foolxun

0

Ruben Amorim oo u muuqda inuu jebinayo ballantii ugu horreysay ee uu ka sameeyay Man Utd kadib hal kulan, inkastoo uu jiro  ‘heshiis sharafeed’ Tababaraha reer Portugal Ruben Amorim ayaa la sheegay inuu jebin doono ballantii ugu horreysay ee uu sameeyay dhowr maalmood uun kadib markii uu ku biiray Manchester United. Amorim, oo beddelay Erik ten Hag bishan horaanteeda, ayaa si...

Liverpool Oo War Xun Ka Heshay Laba Ciyaartoy Oo Muhiim Ah

0

Liverpool ayaa soo bandhigtay natiijo qurux badan kadib markii ay 2-0 kaga adkaatay Real Madrid, hase yeeshee war xun ayaa soo gaaray iyaga, iyadoo xiddigaha Ibrahima Konate iyo Conor Bradley ay dhaawacyo kasoo gaareen ciyaarta. Bradley ayaa dhaawacmay qaybtii dambe ee ciyaarta, halka Konate uu dhamaystay ciyaarta, laakiin dhaawac soo gaaray daqiiqadihii ugu dambeeyay ayaa hadheeyay natiijada ciyaarta. Kooxda Liverpool ayaa...

Xiddig Real Madrid Oo Arrin La Yaab Leh Ka Sameeyay Albaabka Qolka Labiska Liverpool!

0

Jude Bellingham ayaa ku dhex sugay xerada lebiska ee Anfield si uu funaanadda ugu beddesho saaxiibkiisa xulka England Trent Alexander-Arnold. Bellingham ayaa ciyaaray dhammaan 90-kii daqiiqo ee kulankii ay Real Madrid guuldarro 2-0 kala kulantay Liverpool habeenkii Arbacada. Labadan ciyaartoy ayaa horay u yeeshay xiriir saaxiibtinimo oo qoto dheer intii ay ku wada sugnaayeen xulka qaranka England. Waxaa xitaa suuragal...

Madaxweynihii hore ee Puntland oo ka digay dagaal dhaxmara DFS iyo Jubbaland

0

Waxaan aad uga walaacsanahay wararka ku saabsan suurta-galnimada dagaal hubaysan oo ka dhaca Jubaland, kaddib markii cutubyada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) lagu soo daabulay gobolka Jubbada Hoose iyadoo loo adeegsaday diyaarado. Soo gaaritaanka ciidamada SNA waxay ku soo aadeysaa xilli ay korortay xiisadda siyaasadeed ee u dhaxaysa hoggaanka Jubaland iyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya (FGS). Haddii dagaal ka dhaco...

Jubbaland oo soo saartay amar ka dhan ah Sawiradda Madaxweyne Xasan

0

Khilaafka u dhaxeeya maamulka Jubbaland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilligan gaaray meeshii ugu xumeyd, waxa ayna labada dhinacbo soo saareen warqado waaran ah oo lagu soo kala xirayo Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe. Qoraal uu soo saaray guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa magaalada, mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed, ayaa qoraal uu soo saaray ku amray ganacsaada iyo dadweynaha ku dhaqan...

General Odowa who is again appointed as the commander of the country’s armed forces

0

The Council of Ministers of the XFS is expected to re-appoint the Commander of the Armed Forces, Lieutenant General Yusuf Raagge. Odowa was removed from this position a year ago, recalling that during his tenure as Commander, the Armed Forces achieved great success in the operations against terrorism that began at the end of 2022, many areas were liberated. His return...